by admin | Jun 21, 2015 | News, Waxqabad
Saaka oo taariikhdu tahay 4ta ramadaan oo ku beegan 21/6/2015 ayey Mu’assasadu u qabatay guud ahaan ardooyinka dugsiyada sare, macaahida Shareecada iyo jaamacahada ee magaalada Galdogob siminaar lagu baranayo shareecada islaamka laguna daraaseenayo 4 kitaab oo...
by admin | Jun 19, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maantay laguqabtay Xarunta weyn ee Mu’asasada AL-Minhaaj Ay kuleedahay Caasimada Puntland Ee Garowe Xaflad deeq raashin ah lagu gudoon siinayay dadkatabaalaysan eek u dhaqan garowe . Waxaana xafladaan kasoo qayb galay Odayasha Dhaqan ka Culima Awdiin Maamulka...
by admin | Jun 11, 2015 | News
Boosaaso:-Mu’asadda Al-Minhaaj ayaa maanta deeq Raashin ah ku wareeji yay Guddiga Gurmadka dadka kaso qaxay dalka Yaman,waxaana deeqdu ay ka timid Hay’adda THULUTH ABDULAZIZ Al-Mar zouq AL-KHEIRIH oo uu Wakiil ka ahaa Eng.Faysal Axmed Yuusuf Xawar. Deeqda ayaa ka...
by admin | Jun 10, 2015 | News
Qardho:-Munaasabadan shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay 34 arday oo dhamay satay Xifdinta Quraanka kariimka ayaa waxaa ka soo qayb galay Culumaa’udiinka magaalada, Masuuliyiinta Mua’ssada Al-minhaaj ee Qardho, Macalimiinta Masaarida, waalidiin, Maamulka Macalimiinta...
by admin | Jun 10, 2015 | News
Waxaa galabtay masjidka zunah ee magaalada garowe muxaadaro dardaaran iyo soo dhaweyn bisha barakaysan ee Ramadaan kasoo jeedshay Dr.Sh C/Casiis Cabdi Faarax Dhakh tarka Qaliinka indhaha oo fadhigiisu yahay garowe Dr ka ayaa jamaacadii masjidka u soo jeedshay...