by admin | Jun 8, 2015 | News, Waxqabad
Muxaadarada Caawa Waxaa kuqornaa Sh.C/raxmaan bukhaari wxuuna shiikhu kuqornaa Muuduuc Aad umuhiim ah oo ahaa فضائل الصحابة وموقف الشيعة منهم Fadliga Saxaabada iyo Meesha ay iska Taageen Shiicadu ,shiikha...
by admin | Jun 3, 2015 | News
Beesha Wabeeneeye oo Kamid ah Beelaha Daga Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdutahay 01-6-2015 ku wareejiyay deeq lacageed oo gaaraysa 20.000 oo dollar Mu’ssadda Al-minhaaj ee Dacwada iyo Hormarinta iyo Guddiga gurmadka Qoxootiga ka soo qaxay dagaalada ka socda...
by admin | Jun 3, 2015 | Completed Projects, Current Projects, News
Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Bulshada soomaaliyeed Meelkasta oo ay joogaan In Nadwadii Sanad laha ahayd Ee lagu qaban jiray Magaalo madaxda Mudug Ee Gaalkacyo laqaban doono 18- Bisha Shacbaan/05-06-2015 oo kubeegan Habeenka Sabtida Ee soo socda. Nadwada waxaa...
by admin | Jun 1, 2015 | News
Boosaaso:-Waxaa maanta Shirkadda Dahabshiil Group ay deeq lacageed ooo gaaraysa ilaa 30.000, oo dollar ay ku wareejisay gudiga gurmadka culimada Boosaaso ee uu gudoomiyaha u yahay Sheekh Axmed Yuusuf Daad. Gudiga gurmadka culimada Soomaaliyeed ee Boosaaso iyo maamulka...
by admin | May 30, 2015 | News
Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo saa agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay Boqolaal Dad weyne ah oo isku gu jieay Maamulka Dugsiga Hoose Dhaxe Ee Al-Xikma Garowe Xubna kasocda Gudoonka Waxbarashada Nugaal /Waalidiin Iyo Marti Sharaf kaloo Badan . Waxaana...