by admin | May 30, 2015 | News, Waxqabad
Boosaaso: Mu’asasada Al-minhaaj ee Dacwada iyo Horimarinta ayaa maantay dib deegaanadooda ugu celisay dad Qaxooti ah oo maalmihii u danbeeyey soo gaarayey magaaladda Boosaaso, iyadoo horayna u siisiisey dhaqaale iyo tasiilaad ay ku tagaan gobolada ay ka yimaadeen...
by admin | May 27, 2015 | News, Waxqabad
Waftigaan ayaa ka anbabaxay Magaalada Garowe Ee Caasimada Puntland waxaana larajaynayaa in uu qaato Mudo 6casho ah mudadaas waxaa larajaynayaa in ay Xafiisyo dacwo Kasoo hirgaliyaan Tuulooyin Iyo Dagmooyin . Waxaana wafigaan hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha Fulinta...
by admin | May 26, 2015 | News, Waxqabad
Mu’asasada a=Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa maal mihii lasoo dhaafay waxay ka aruurisay jaamacada kutukata 4masjid ee ugu waa weyn garowe lacag dhan $21,049,00 waxayna ku wareejisay Xubin kamid ah gudiga taakulaynta qaxootiga kasoo barakacay Dalka yaman...
by admin | May 25, 2015 | News, Waxqabad
.Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sheekh Yuusuf Sayid Cali Dhuux oo ka mid ahaa culimadii kaalinta weyn ka soo qaatay faafinta dacwada Soomaaliya waxaana sheekha wax ka bartay culimo badan oo Soomaaliya caan ka...
by admin | May 24, 2015 | News
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineyaa muxaadaradii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada ay si live uga baxday shalay Radio Halgan Live waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa مو جبات...