by admin | Apr 15, 2015 | News
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kajiraty degmada Godob Jiraan biyo la,aan baahsan kadib markii uu ka cila doobay ceelbiyood kajiray Degmada . Ceelbiyood kaan ayaa ah kuwa ugu waa weyn Gobolka nugaal waxaana maalin walba kadhaan san jiray in kabadan 21 booyadood...
by admin | Apr 12, 2015 | News
Nairobi:-Ururka Alshabaab ayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ku qaaday gudaha dalka Kenya gaar ahaan Jaamacadda Gaarisa, waxaana ku dhintay illaa 147 qof halka lagu dhaawacay 80 qof oo kale. Dawladda Kenya oo ka jawaabeysa weerarkaas ayaa shirikado maaliyadeed iyo...
by admin | Apr 9, 2015 | News, Waxqabad
Galabnimadii Jimcaha ee ku beegnayd 3/4/2015 ayaa waxaa ka dhacay xarunta Mu’assasada kulan balaaran oo ay soo agaasintay Mu’assasada Dacwada iyo horumarinta ee Alminhaaj laanteeda Galdogob. Kulanka oo ay soo buuxdhaafiyeen guud ahaan qaybaha bulshada, hogaanka...
by admin | Apr 8, 2015 | News
Wacyi galinta la-dagallanka Qaadka Soomaaliya ayaa gaaray maanta oo Tallaado ah Dhammaan iskuulada wax lagu barto iyo Jaamacadda Barifa Africa oo ku yaala magalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn. Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale oo la kulmay mamulka...