by admin | Apr 5, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo taariikh du kubeegan tahay 05/04/2015 Xafiiska Idaacadda AlXikma Iyo warqabadka Halgan.net Ee Garowe Soo booqday Culimo kasocota Raabidatul wafaa (رابطه االوفا) Culimadaan oo idaacada AlXikma ku maqtiqaaday in ay Culimadaani ay ku yeelato muxaadaraat...
by admin | Apr 4, 2015 | News
Wacyi galinta joojinta Qaadka Soomaaliya oo labadii bilood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanadda Puntland ayaa gaaray degmada Galdogob oo ka tirsan Gobalka Mudug, halkaasoo lagu qabtay kulan lagu soo dhawaynayo Olalahan uu wado Abuukar Cawaale Qaaddiid. Shalay...
by admin | Apr 4, 2015 | News
Kampala:-Waxaa ka furmay shalay oo ahayd jimce 03/04/2015 bacdal casar magaalada Kampala mu,tamarkii diiniga ahaa ee afraad oo ay sanad walbo qabsan jireen jaaliyada soomaalida ee dalka Uganda. Mu,taamarka oo sanad walbo soo qabanqaabiyaan Markazka towxiid ayaa...
by admin | Apr 2, 2015 | News, Waxqabad
Mamulka iyo shaqalaha Shirkadda xooga korontada NEPCO ee magalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Khamiis ah taageeray Olalaha la-dagalanka Qaadka Soomaaliya, ka dib kulan ka dhacay hoolka Shirkadda. Kulankan ayaa wuxuu dhexmaray Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar...
by admin | Apr 1, 2015 | News
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ayaa maanta waxaa ay Bayaan ka soo saartay xaalada dalka Yemen oo ay ku socoto Duqeyn dhanka cirka ah oo ay horkacayso dowlada Sacuudiga . Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa dusha uga tuurtay dhibka ka soo kordhay xaalada...