by admin | Mar 27, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maantay hoolka jaamacada bariga afrika lagu qabtay Xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo lagu soo bandhigayay waxqabadkii golaha fulinta Mu,asasada Al-Minhaaj Faracee Gobolka Nugaal Mudadii halka sano ahayd ee ay Xilka hayeen. Waxaa xaflada kasoo...
by admin | Mar 16, 2015 | News
Wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Dowladda Puntland ayaa mudadii loodoortay xilka waxay bilowday in ay sidhab ah uga shaqayso shaqooyinka kaladuwan ee khuseeya wasaarada waxayna kutilaabsatay guulo lataaban karo. Wasaarada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxay...
by admin | Mar 14, 2015 | News
Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuuker Cawaale ”Qaaddiid” ayaa kulan la qaatay Mamulka iyo ardyada Jaamacadda Muqdisho xarunteeda magalada Bosaso, kulankaasi ayaa ahaa mid lagu xoojinayay wacyi galinta la-dagalanka Qaadka. Mamulaha Jaamaacadda Muqdisho...
by admin | Mar 13, 2015 | News
Danjiraha Qaramada midoobay u qaabilsan Somaaliya Mr.Nicholas Key ayaa wuxuu soo booqday Jaamacadda Bariga Afrika faraca Garoowe maanta oo taariikhdu ahayd 12 bisha March 2015. Ugu horrayn waxaa halkaas ka hadlay Gudoomiya JBA faraceeda Garoowe Shiekh Mohamud H....
by admin | Mar 13, 2015 | News, Waxqabad
Boosaaso: Munasabad aad loo soo agaasimay oo ahayad mid lagu sagootinaayay dufcadii 2- aad ee ka qalinjisay machadka barshada Culuumta sharciga iyo luuqada carabiga ee Ibnu Qayim Al-Jowsiya Ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Amal Palaza ee maagaalada Bosaso ee xarunta...