by admin | Feb 28, 2015 | News, Waxqabad
Maamulka Mu’asasada alminhaaj oo safar dacwo ku tegay degmada buraan ee gobolka sanaag, safarkaasi oo qaatay mudo laba cisha ah ayaa waxaa ku qabsoontay acmaal badan oo dacawi ah , ujeedka safarkaan ay mu’asasadu ku tagtay magaalada buraan ayaa ahaa gudashada...
by admin | Feb 27, 2015 | News
Masuuliyiinta Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa booqday Qoys reer guuraa ah oo ay ka xanuun san yihiin saddex caruur ah Labo wiil oo mataano ah iyo Gabar ka wayn,iyadoona xaaladooda caafimaad ay tahay mid aan dalka waxba looga qaban karin....
by admin | Feb 27, 2015 | News
Guddiga gaarka ah ee dhismaha mashaariicda kor ku xusan Buundada Middigar waxay ku taal galbeedka tuulada Sin-u-jiif ee hoos timaada degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal. Halka buundadu ka dhisan tahay waxaa jabsaday duufaan-roobaaddii ku dhufatay gobollada Puntland...
by admin | Feb 22, 2015 | News
Garoowe:-Dowradaan oo ciwaankeedu ahaa (TUSIDA WADADA GUUSHA) Waxaana ka qayb qaadanayay aqoon yahanno kaladuwan waxaana furitaanka xaflada kasoo qaybgalay Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj Xasiiskeeda gobolka Nugaal Culima Awdiin iyo Marti sharaf kale. Waxaana darsiga...
by admin | Feb 21, 2015 | maqaallo
Waxaan isweydiiyey tolow XARAKADA ALSHABAAB dib ma u eegtay xasuuqyadii isdabajooga ahaa ee ay geysatay, xisaab-xirse ma ku samaysay miraha ay ka guratay dabargoynta iyo xasuuqa bulshada?. Waxaan gartay hadduu jiro xisaab-xir iyo dibu-eegis xasuuqani ma sii socdeen....