by admin | Feb 21, 2015 | News
Lusaka.:-Waxaa Shalay maqribkii ka soo dagay markii 2aad Lusaka international Airport wafdi Culimo ah oo uu hogaaminayey Sh Mohamed Abdi Umal waxaana Sheekha ku soo dhaweeyey airport Lusaka Odayaal, Culimo iyo Ganacsato, Soo dhawayn iyo marxabayn ka dib Sheekha iyo...
by admin | Feb 21, 2015 | News
Gudoomiyaha oo ay wehelinayaan lataliyaashiisa ayaa soo booqday Jaamacadda Bariga Africa Faraca Galdogob booqashada gudoomiyaha ayaa timid kadib markii uu marti qaad rasmiya ka helay gudoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa faraca Galdogob Pro: Muuse Mohamud Takar. Kulan...
by admin | Feb 21, 2015 | News, Waxqabad
Dowradaan oo ciwaankeedu ahaa (TUSIDA WADADA GUUSHA) Waxaana kaqayb qaadanayay aqoon yahanno kaladuwan waxaana furitaanka xaflada kasoo qaybgalay Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj Xasiiskeeda gobolka Nugaal Culima Awdiin iyo Marti sharaf kale. Waxaana darsiga furitaanka...
by admin | Feb 20, 2015 | News
Nairobi waxaa maanta masjidka al hidaaya khudbad jimcaha ka jeediyay sheekh maxamuud maxamed shibli xafidahullaah, sheekha shibli ayaa maanta kaga hadlay khudbadii jimcaha in qofkasto uu adeegsado ereyga wanaagsan khudbada maanta ayaa dawa socotay 4 khudba ina soo...
by admin | Feb 19, 2015 | News
Dhammaan Walaalaha Ilaahay Dartiis aan u Jeclahay Iyana ii jecel, Meel Kastoo ay Joogaan. Mahad oo Dhan Allaah ayaa iska Leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Walaalayaal sida aad horayba ula socoteen bishii Oct 16, 2012, ayey Dawladda Maraykanka...