by admin | Feb 19, 2015 | News
Ndola:-Waxaa wili ka socda magaalada Ndola ee dalka Zambia muxaadaraadkii iyo wacdigii ay ka jeedinayeen Masjidka Ummah ee magaalada Ndola labada Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh C/qaadir Boobe oo socdaal dacwo ku jooga Zambia. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa...
by admin | Feb 19, 2015 | News
Muqdisho:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa xaqiiqada Cod uu leeyahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ay maanta ay Warbaahinta Al-shabaab iyo kuwa Suufiyadda ku faafiyeen Mareegaha ay ku leeyihiin Internetka. Mid ka mid ah Idaacadaha...
by admin | Feb 19, 2015 | maqaallo
Maalinimadii Talaadaad ee ay Taariikhdu ahayd, 17/02/2015, ayaa waxaa igu soo booqday Xafiiskayga Machadka Khadiija, ee Magaalada Garoowe, oday waayeel ah, oo Maigiciisa iigu sheegay Axmed Yuusuf Jaamac(Dooxajoog) wax yar kadib waxaa na dhexmaray waraysi kooban,...
by admin | Feb 17, 2015 | News
Nairobi:-Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka, waxaana kulanku uu u dhacay qaab wada xaajood ah.Sheekha ayaa markii hore si cilmi ah u sharraxay waxa looga jeedo ku dhaqanka shareecada iyo xukunkeeda,...
by admin | Feb 14, 2015 | News
Qaybo kamida culimada puntland gaar ahaan ku wa kunool garowe ayaa khudbadihii jimcaha waxay kaga hadleen amaan darada ay wadaan waxmagarad dhalin yaro u badan kuwaas oo ku soobadanaya magaalada iyagoo isticmaala habeenkii in ay dadka jidadka mugdigaa u istaagaan...