by admin | Feb 3, 2015 | News
Madaxwayne ku xigeenka dowlada Puntland ee Soomaaliyeed Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa galabta ka qayb galay munaasibad lagu furayay qayb labaad oo ay lee dahay Shirkada Ganacsiga, Qurxinta Gaadiidka iyo Shidaalka ee Bixin. Sidoo kale xaruntan la furay ayaa...
by admin | Feb 2, 2015 | News
Kulankaan oo ay kasoo qaybgaleen Madaxda jaamacada.ardayda .Culimo .Isimo. Gudomoyaha Boorka Shirkada Golis C/Casiis Guureeye Kaarshe .Gudomiye Kuxigeenka guud ee jaamacada Sh Maxamed Maxamuud Ciise(Awoowe) iyo marti sharaf kale ayaa ahaa mid jaamacadu kusoo...
by admin | Jan 30, 2015 | News
Waxaa maantay oo taariikhdu ku beegnayd 30/01/2015 Masjidka Xaaji Cali ee magalada garowe caasimada dowlada Puntland khudbadii jimcaha kasoo jeedshay Sh Axmed Cabdi Samabad . Waxaana sheekhu kagahadlay in difaaca suubanha S.C.W aytahay in aad baratid dariiqii uu ku...
by admin | Jan 30, 2015 | News
Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa Muxaadaro cusub oo uu galay Sh C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikhu baladka gobolka Sool iyo Cayn , Muxaadaradan oo Cinwaankeedu ahaa Dhibaadatada xun ee ay Macaasiddu u soo Jiido Bulshada iyo Qofka Sheekh C/Naasir Xaaji...
by admin | Jan 29, 2015 | News, Waxqabad
Socdaal dacwadeed oo maamulka mu’asasada al minhaaj iyo culimo ay ku mareen gobolka mudug ayaa waxa uu qaatay 9 maalmood, socdaalkaaso lagu marayey degmooyin & tuulooyin ka tirsan Gobolka mudug, sida: Gaalkacyo, Bayra , Xera jaale, Galdogob, Daara salaam,...