+252 90 7798232 [email protected]
Mu’asasada Al-Minhaaj Oo Dowro Tababar ah usoo gabagabaysay Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada ee Magaalada boosaaso, Abaal marino iyo shahaadooyina  gudoonsiisay(sawiro):                                                              

Mu’asasada Al-Minhaaj Oo Dowro Tababar ah usoo gabagabaysay Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada ee Magaalada boosaaso, Abaal marino iyo shahaadooyina  gudoonsiisay(sawiro):                                                             

Waxa maantay ka dhacday markazka wayn ee Al-Rowda ee magaalada boosaaso xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagusoo afmeerayay dowro lagu tababarayay Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada sare  ee magaalada boosaaso.. Dowradan maantay lagusoo gabagabeeyay magaalada...