+252 90 7798232 [email protected]
Islaamka iyo Qabyaalada Sh.Muxamed Macalin Axmed

Islaamka iyo Qabyaalada Sh.Muxamed Macalin Axmed

  Gaalkacyo Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qaba Waxaa Sh.Muxamed Macalin Axmed uu ku qabtay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo Xaafada Garsoor. Muxaadarada...