by admin | Jan 16, 2015 | News
Nairobi:maanta oo jimca ah ayaa waxaa dhamaan khudbooyinka jimcaha wadamada muslinka gaar ahaan gaar ahan wadanka somaliya kenya ahaan masjidka abuubkar alsidiiq ee xaafada isli waxaa maanta khudna ka soo jeediyay sheekh maxamed cabdi umal maanta ayuu ugu hadlay...
by admin | Jan 16, 2015 | News
Garoowe:maanta oo jimca ah ayaa waxaa dhamaan khudbooyinka jimcaha wadamada muslinka gaar ahaan gaar ahan wadanka somaliya kenya ahaan masjidka Al Hidaa Ee Magaalda Garoowe waxaa maanta khudna ka soo jeediyay sheekh cabdiqani Qorane maanta ayuu ugu hadlay difaacida...
by admin | Jan 15, 2015 | News
Koonfur Afrika Sheekh maxamuud maxamed shibli xafidahullaah ayaa wuxuu safar dacwadeed ku jogaa wadanka Konfur Afrika sheekh shibli ayaa wuxuu ka soo jeediyay muxadaraad kala duwan waxaana kamid aheed muxaadaraadka uu ka jeediyay Konfur Afrika Muxaadarado cinwaankeydu...
by admin | Jan 15, 2015 | News
Nairobi :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa wuxuu muxaadaro ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay. المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa ku...
by admin | Jan 12, 2015 | News, Waxqabad
Muxaadaradaan ayaa waxay ahayd mid aad muhiim u ah waxayna ka dhacday masjidka abuu hurarayra ee magaalad gaalkacyo , waxaan kasoo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida culimada odayaasha dhalinyarada iyo haweenka, waxaana soo jeedinayay...