by admin | Jan 9, 2015 | News
Laascaanood:-Sh.Cali Warsame Xassan iyo Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah Culimada waawayn ee Soomaliyeed ayaa caawa Muxaadaro wadajir ah ka galay Masjid Jaamac wayn ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Muxaadaradaan oo ay si wada jir ah u galeen...
by admin | Jan 5, 2015 | News
Xaflad oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaa simay ayaa kadhacday Degmadda Dangoroyo ee Gobolka Nugaal waxaana la gu maa muu sayay Tafsiirka Qur,aanka kariimkaa oo dhamaaday . Waxaana xafladaan kasoo qayb galay dhamaan bulshada qaybaheeda kaladuwan Sida culima...
by admin | Dec 30, 2014 | News, Waxqabad
Maalinimadii Isniinta ee 29/12/2014 waxaa lasoo gabgabeeyey siminaar soconayey 3 bari oo Mu’assasada Al minhaaj Galdogob u qabatay ardayda iskuulada , ardaydaasoo laga soo xulay dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiga dhexe, ee iskuulada Galdogob, Caynushamsi,...
by admin | Dec 28, 2014 | News
Iyadoo aanu ku jirno gaba gabada Sanadka Miilaadiga ah ee 2014 Dadwayne fara badan oo lunsanna ay u dabaal Dagayaan Dhalashadii Nabi Ciise Calayhi Salaam mar labaadna ay isku diyaarinayaan u Dabaal daga Sanadka Cusub ayaa Muxaadaro arintaasi ku saabsan waxaa ay ka...
by admin | Dec 28, 2014 | maqaallo
Hordhac:Sidiisaba bini,aadamku waa wada jecelyahay in uu guuleysto. heer aad u sareeyana kagaaro nolosha, mase wada guulaysto inyar mooyee. Dadka inta guuleysatay iyo inta guul darreysatay waxa ay ku kala duwan yihiin keliya waa yoolka ay mala’awaasheen iyo...