by admin | Dec 26, 2014 | News
Galdogob:-Galabnimadii jimcaha ee ku beegnayd 19/12/2014 ayaa madrasada Daarulhidaaya waxay qabatay xaflad si heersare ah loo soo agaasimay, xafladaas oo ay madrasadu u qabatay arday quraanka dhamaysay ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulka degmada, maamulka Mu’assasada...
by admin | Dec 23, 2014 | News
Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Johannesburg waxaana ku soo dhaweeyey culumo ka tirsan Majliska Al-Bayaan iyo dadweyne kale . Sheekh Maxamuud Shible ayaa ka qeyb gali doona hadii alle idmo Nadwo cilmiyeed...
by admin | Dec 22, 2014 | News, Waxqabad
Caawa oo ay taariikhdu ku beegantahay 21/12/2014– 28/2/1436, waxaa masjidka Al-Huda oo ku yaal magaalo madaxda dawladda Puntland Garowe ku qabsoomay xaflad loogu qaybiyey ardey gaaraysa 27 ardey ogolaanshaha gudbinta cilmiga ay barteen (اجازة علمية) , ardeydaas...
by admin | Dec 22, 2014 | News, Waxqabad
Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada Samafalka ee Hooyo ayaa waxaa waxay kamid yihiin Dugsiyada ka qayb qaata kor uqaadida wacyiga Hooyooyinka ee ku aadan Xifdinta Qur’aanka iyo Barashada Diinta. Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ku yaala...
by admin | Dec 20, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa caa wa oo taariikhdu tahay 20.12.2014 lagusoo afmeeray magaaladda garowe caasimada dowladda Puntland kulan cilmiyeed 7aad kasocday masjidka Alhuda Ee maagalada Garowe. Waxaana culimadu kaga hadleen mudadii ay socotay mowduucyo kala duwan kuwaas oo dhamaan...