by admin | Dec 19, 2014 | News
Waxaa saaka abaarii 9:30 culimada nadwada ka waday magaalada garoowe ay booqasho dacwadeed ugu tageen golaha wasiirrada dawladda punt land halkaasoo ku soo dhoweeyey madaxwayna ku xigeenka pl C/xakiin Cumar Camay, bogaadin iyo salaan iyo mahadnaq ka gadaal waxa uu...
by admin | Dec 19, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii 4aad sitoos ah uga socota masjidka alhuda Caasimada dowladda Puntland nadwa cilmiyeed kii 7-aad ee sanadwalba lagu qaban jiray Garowe . Waxaana caawa muxaadarada qaybteedii hore soojeedshay Sh.Cabdi Naasir Xaaji Axmed waxaana Sheekhu Ciwaan ugadhigay...
by admin | Dec 19, 2014 | News, Waxqabad
Qaybo kamid ah culimadii nadwada kawaday garowe ayaa kulan laqaatay ardayda Jaamacada PSU Ee Caasimada dowladda Puntland. waxaana Culimadaan hogaaminayay caalimka soomaaliyeed Sh.Cabdi Naasir Xaaji Axmed Waxaana kulankaan kuweheshay Sheekh Cabdi Qani Qorane Maxamed...
by admin | Dec 18, 2014 | News, Waxqabad
Nadwadaan oo ah mid si wanaagsan dadweynuhu dal iyo dibadba uga faa iidaysteen maa daama ay sitoos ah uga baxaysay Www.halgan.net website kaan oo ay kuxiran yihiin malaayiin qof waxaa laga dhagaysana yay dhamaan daafaha caalamka . Waxaa caawa muxaadaro lama...
by admin | Dec 17, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 16/12/2014 Gashay habeen kii labaad Nadwo Cilmiyeed kii kasocotay masjidka Al-Huda Magaaladda Garowe waxaana caawa darsiga kuqornaa Sh Fu,aad Xaaji Nuur Waxaana Sheekhu Ciwaan ugadhigay Quraxda Gabadha muslimkaa ciwaankaan oo ahaa...