by admin | Dec 16, 2014 | News
Nadwada oo sanadkaan Ciwaan looga dhigay ( مشكلات أسرية وظواهراجتماعية مع حلول مناسبة ) Waxaana kasoo qayb galay Culima Awdiin Caanka ah geeska afriga waxaana mudada ay soconayso nadwadu Culimadu kusoo bandhigayaan mowduucyo kala duwan oo kuwajahan qoyska muslimkaa...
by admin | Dec 8, 2014 | News
Garoowe:-Waxaa dhawaan ka bilaaban doona magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Nadwada cilmiyeedkii 7aad waxaana Nadwada lagu qaban doonaa Masjidka weyn ee Al-Hudaa ee magaalada Garoowe. Nadwo Cilmiyeedka 7aad ee ka dhacaysa Garoowe ayaa waxaa ay bilaaban doontaa...
by admin | Dec 8, 2014 | Kaydka Culimada, News
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha Ee Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xaunta gobalka Bari waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah oo ka mid culumada waaweyn ee Soomaaliyeed.Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa...
by admin | Dec 6, 2014 | News
Waxaa maalinimadii Khamiista: 4/12/2014 lasoo Gabagabeeyey Tartan aqooneed muddo dhowr iyo afartan cisho ah usocdey Ardayda Machadka Khadiija Bintu Khuweylid ee magaalada Garoowe, kaas oo lagu qabtay Xarunta labaad ee machadku ku leeyahay magaalada Garoowe. Fallo...
by admin | Dec 6, 2014 | News, Waxqabad
maanta oo taariikhdu tahay 04/12/2014 waxaa Golaha wada tashiga ee mu’asasada al mihaaj u furmay laxisaabtanka Shaqadii ay qabteen lixdii bilood ee lasoodhaafay Golaha fulinta mu’asasada Al-Minhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal . la xisaabtankaan dhexmaray labada...