by admin | Dec 5, 2014 | News
Manta oo khamiis ah taariikhduna ku began tahay 2014/12/4 waxa kadhacay markazka al-rawda ee magalada boosaso xaflad lagu daah-furayay xalaqaad cilmi ah oo socondoona mudo afar sano ah , oo lagu baranayo qaybaha kala duwan ee culuumta shareecada. Xaflada daah furka...
by admin | Dec 3, 2014 | News
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro live ah oo haatan ka bilaabaneysa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada caawa soo jeedinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah wuxuuna Shekha kaga hadli doonaa xadki ridddada waxay...
by admin | Dec 1, 2014 | News
Galdogob :-Sh Axmed C/samad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa maalmahaan nashaad dacwo kawaday magaalada Galdogob, nashaadaadkaas oo ay diyaarisay Mu’assasada Al-minhaaj ee Galdogob ayaa ku bilowday kulan uu shiikhu la qaatay guud ahaan golayaasha dacwada ee...
by admin | Nov 30, 2014 | News, Waxqabad
Masjidka Xaaji Cali ee Magaalada Garowe Waxaa lagu qabtay Xaflad si weyn loo soo Agaasimay taasi oo ahayd mid shahaadooyin lagu gudoonsiinayay in ka badan 70 Arday oo Mudo ku dhawaad sanad wax ka baranayay Madrasada Xaaji Cali ee Magaalada Garowe. Xubno ka Tirsan...
by admin | Nov 29, 2014 | News
Nairobi:-Waxan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce oo Sh Maxamuud Shibli ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta waxa ay dhamaystir u ahayd khudbadi jimcihii la soo dhaafay uu sheekhu jeediyay oo uu ooga hadlay waaqica ummada muslimku ay...