by admin | Nov 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa Maalmihii lasoo dhaafay safar ku marayay dhulka baadiyaha ah Gudomiyaha Mu’asasada Alminhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal Sh.Mukhtaar Axmed Faarax Iyo Wafti Uu hogaminayo Waftigaan O u kuurgalayay xaaldaha ay kusugan yihiin dadka reer guraaga ah waxayna in...
by admin | Nov 10, 2014 | News
Galdogob:-Culumada Mu,assasada Alminhaaj Galdogob oo ay wehliyeen Odayaal , waxgarad iyo waliba masuul ka mid ah Gudiga joogtada ah ee Golaha Deegaanka degmada ayaa waxay ugu bexeen Jowlo dacawi ah qaybo ka mid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Galdogob. Jawladaani oo...
by admin | Nov 10, 2014 | News
(Dubai)Ugaas Cabdi Ugaas Axmed (C/Buurte) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliyeed, iyo umadda soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo maanta ku...
by admin | Nov 8, 2014 | News
Laascaanood:-Waxaa maalinimadii shalay lagu qbteyy magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Xaflad lagu daah furayey Masjid cusub oo la yiraahdo Masjidu Ramadaaan iyadoo lagu dhisey Magaalad laascaanood ee Gobolka Sool . Furtiaanka Xaflada oo lagu qabtey Masjidka...
by admin | Nov 7, 2014 | News
Waxa maantay ka dhacday markazka way nee Al-Rowda ee magaalada boosaaso xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagusoo afmeerayay dowro lagu tababarayay dumarka ducaada ah ee wax ka dhiga goobaha waxbarashada ee magaalada boosaaso, sida dugsiyada quraanka ,...