by admin | Nov 5, 2014 | News
Boosaaso:-Waxaa galabnimadii jimcada ahayd oo ku beegan 31-10-2014 lagu qabtay magaalada Boosaaso gaar ahaan hoolka shirarka ee Markaska Al-Rowda xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay tiro macallimiin ah oo uu tababar ugu soo gaba gaboobay bishii siddeedaad...
by admin | Nov 2, 2014 | News
Galdogob:-Waxaa galbanimadii jimcaha ee ku beegnayd 31/1/2014 ka dhacay hoolka sare ee masajidka jaamica ah xafladda si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah furayay xafiiska degmada Galdogob ee Mu.assasada al-minhaaj. Xafladda ayaa waxaa kasoo qayb galay...
by admin | Nov 2, 2014 | maqaallo
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November 03, 2014 waa Isniin. Sagaalaadkuna waxay ku beegantahay Axada November 02. 2014. Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku...
by admin | Nov 2, 2014 | News
Hargeysa:-Safar dacwadeed oo balaadhan oo ay soo qabanqaabisay Mu,asasada Al- karam ee dacwada iyo horumarinta ayaa taariikhdu markay ahayd 28/10/2014 waxay socdaal dacwo ku soo mareen deegaano kala duwan. Socdaalka Dacwada ayaa waxaa hogaaminayey Sheekh...
by admin | Nov 1, 2014 | News
Galdogob:-Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :-1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee Mu’asasada Al-Minhaaj ( Mudug) ahna Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika (Gaalkacyo)....