by admin | Nov 1, 2014 | News
Nairobi: Khudbada Masjidka Abuubakr AlSidiiq Ee Nairobi Xaafada Isli Ayaa Waxaa Soo Jeediyay Lif Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Wuxuu Ku Saabsaneed Xishoodka, Sheekh M/Cabdi Umal Ayaa Aad Ugala Dardaarmay In Xishoodka Aan Laga Tagin Laguna Dhagnaado Xishoodku Sida...
by admin | Oct 31, 2014 | News
Nairobi Waxaa Maalinta Khamiista Muxadaro Qayim Oo Cinwaakeydu Yahay Xiriirinta Qaraabada Ayaa Waxaa Soo Jeediyay Lif Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli Xafidahullaah Muxaadaradani Waxaa Soo Qaban Qaabiyay Madalada Madaarista Ee Magaalada Nairobi Waxaana Loo Qabtaa Bil...
by admin | Oct 31, 2014 | News
Nairobi Sheekh Maxmaed Cabdi Ayaa Kaga Hadlay Muxaadaraadkii Silsiladii Uu kaga Hadlaayay Islaamka Iyo Dadkiisa Oo Lagu Soo Duulay Wuxuu Xalay Masjidka 6ka Kaga Hadlay Qaybtii 2 Aad Cinwaan Wuxuu Kaga Dhigay Calmaaniyada Sheekh M/C_Umal Ayaa Si Qoto DHeer Ugu...
by admin | Oct 31, 2014 | News
Nairobi:Waxaa Maanta Khudbada Jimcaha Masjidja Al Hidaaya Ee Nairobi Kenya Ka Jeediyay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli, Maanta Ayaa Waxa uu Sheekhu ooga Hadlay Fadliga Bisha Xurmada Leh Ee Muxarram, Sheekh Shibli Ayaa Wuxuu Kaga Soo Sheekeyay Bishaani iyo...
by admin | Oct 30, 2014 | News
Mecca:-Waxaa maanta oo khamiis ah 30-Oct-14 ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah AlMukarama Sheekh Daahir Abdi Geele Allah ha u naxariistee.waxaana uu Sheekhu ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay dalka . Sheekh Daahir wuxuu ku dhashay...