+252 90 7798232 [email protected]
Nadwadii Carmo oo la soo Gabagabeeyay

Nadwadii Carmo oo la soo Gabagabeeyay

Nadwo Sanadeedkii 13aad ee degmada Carmo ayaa la soo gabagabeeyay. Nadwada degmada Carmo oo ciwaankeeduna ahaa الإستقامة على الطاعة أسباب ووسائل ayaa lagu soo gabagabeeyay degmadaas. waxaa ka qayb qaatay culumo kala duwan oo ay kamid ahaayeen:- 1- Sh. Daahir Aw Cabdi...