+252 90 7798232 [email protected]

Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan.Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yahay في قلب الجهاد – كيف تسللت إلى صفوف القاعدة ثم تخلت عني المخابرات الغربية ) Macnaha cinwaankaas dheer ayaa ah: ” Wadnaha Jihaadka – Sideen ugu siibtay gudaha Al-Qaacida, kadibna sirdoonka reer galbeedku ii dayaceen”

Waxaa lagu qoray luqada carabiga, waxaa lagu sheegay ninka qoray Cumar Al-Naasiri, waxaan u aqriyay si haleel ah, waxaana isla markiiba iiga muuqday eray soo jiidahso leh oo ah:

Kitaabkani waxaa ku qoran magac aan ahayn kii runta ahaa ee qoraaga sida uu sheegay, sidoo kalena lama wada rumaysan karo, laakiin waa wax dhici kara, in badan oo lamid ahna way dhacdaa.Haddaan kitaabkii wada aqriyay waxan ku soo uruurin karaa murtida 4-ta cutub ee oo ka koobanyahay sidan:lHalkaan ka Akhriso Ayaan darane Qeybtii 2aadSh Shibli PDF AH 

Ayaan darane Qeybtii 2aad Sh Shibli Oo wodr AH, Waxaa kale oo jira maqaalkii koowaad oo Sh Maxamuud Shibli uu ka qoray Ayaan darane   Halkan ka Akhriso Qaybtii Kowaad Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-Khuraanaani Iyo Cabaasiyiintii HORDHAC ( FG Waxaan qoraal kaani sirasmi ah uga soo guurinay boga walaalaha Halgan.net )

Qore/Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli

25/04/2014 Nairobi – Kenya