Boosaaso:-Kulan ay maanta ku yeesheen culimada Soomaaliyeed magaaada Boosaaso ka dib qaylo dhaan ka timid Kutub Xambaarsan Fikriga Shiicada ah oo laga soo rarayo dalka Imaaraadka carabta ayaa culimadu waxaa ay sameeyeen daba gal ka dibna markii ay hubsadeen arrinkaan oo lid ku ah Caqiida Islaamka iyo midnimada umada Soomaaliyeed waxaa ay soo saareen bayaankaan ay uga digayaan Kutubtaas in la keeno guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Puntland.
Hoos ka akhri Bayaan culimadu ka soo saareen Kutub xanbaarsan fikirka shiicada oo ku soo wajaha deegaanada Puntland
Nuur Jaamac
Garowe Somalia