by admin | May 27, 2017 | Kaydka Culimada, News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Qaar kamida Axkaamta Soonka. Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey...
by admin | Feb 28, 2015 | Kaydka Culimada, News, Waxqabad
Sh Daahir aw cabdi oo ka mid ah culimada ugu waa wayn dalaka ayaa khudbadiisii jimcaha waxa uu kaga hadlaya beecayada xaaraamta ah, isagoo ka hadlay shirkado ku cusub dalka oo ku shaqaysta nadaamka ribada, iyagoo ku hoos qarinaya wax iibsi . halkan ka dhagayso:...
by admin | Dec 8, 2014 | Kaydka Culimada, News
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha Ee Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xaunta gobalka Bari waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah oo ka mid culumada waaweyn ee Soomaaliyeed.Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa...
by admin | Jun 17, 2014 | Kaydka Culimada
Bosaaso:- waxaa Masjidka AL Rowda Ee Magaalada Bosaaso Kadhacday Muxadaradii 1Aad Ee Uu Soo Jeydi yay Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullaah Cinwaanka Muxaadarada Waxaa Loogu Magac Daray in xaqa lagu sugnaado wakhtiga fidnada Sheekha Ayaa Tilmaamay Markay Timaato...
by admin | Jun 17, 2014 | Kaydka Culimada
Boosaaso:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo maalmahaan ku marayey socdaal dacwadeed goboladda iyo degaano ka tirsan Puntland. Wafdiga culimada ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal...
by admin | Jun 17, 2014 | Kaydka Culimada
Carmo:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta socdaal dacwadeed uga soo baxay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar aya waxaa uu ku soo hakaday magaalada Waaciye isagoo uga soo gudbay magaalada Carmo ee Gobolka Bari. Wafdiga culimada ah ee uu hogaaminayo Sheekh...