+252 90 7798232 [email protected]
Sh. Maxamed Cabdi Umal oo saaka ka ambabaxay Qardho

Sh. Maxamed Cabdi Umal oo saaka ka ambabaxay Qardho

Sh. Maxamed Cabdi Umal,  oo maalmahan safar dacwo ku marayey Puntland, ayaa  saaka ka ambabaxay Qardho. Sheekha, ayaa labadii habeen ee la soo dhaafay waxa uu muxaadaraad ku qabtay masaajidka Cumar Ibnu Khadaab, waxaana labada muxaadaro ay kala ahaayeen, mid uu uga...