+252 90 7798232 [email protected]
WAA SALAFI. W.Q. Sh. Axmed Cabdisamad

WAA SALAFI. W.Q. Sh. Axmed Cabdisamad

Waa salafi kitaabka iyo sunnada ku dhagan oo dariiqii salafka ku taagan, lana diriraya shirkiga iyo bidcada, isla markaasna hab dhaqankii salafka cilmi ahaan iyo camal ahaanba u qaatay, haddana shaqada ugu caansan ee uu hayo ay tahay durista culimada iyo ducaada aan...
Gaalada iyo Gaalkacyo Ma wax baa isu galay ?W/Q:-Sh. Axmed CabdisamadUsaama Bin Laadin iyo Ayman Addawaahiri waxay sheegeen inay ururka Alqaacida u aasaaseen la dagaalanka Yuhuuda iyo Macatableyda.  Ururkaas iyo kooxaha raacsan oo ay ka mid tahay Xarakada Alshabaab waxaa dhaqan u ahaa in ay muslimiinta u soo bandhigaan sawiro xanuun badan oo muujinaya muslimiin ay gaalo xasuuqayso ama ciqaabayso ama la qixinayso iwm.  Kolkii dadka dareenkooda ay kiciyaan oo ku abaabulaan koryeelida islaamka iyo ka hortagida dulmiga gaalada ayay shaqadooda aasaasiga ah ee ugu badan ka dhigaan xasuuqa , qixinta iyo cabsigalinta muslimiinta.  Marar badan ayaan isweydiiyey sida ay isu qabanayso muslimiin la xasuuqayo ayaan u gurmanaynaa iyo annaguna muslimiinta dhinacayaga ayaan ka xasuuqaynaa.  Gabagabadii maadaama aysan waxba isu galin reer Gaalkacyo iyo Yuhuuda iyo Macatableyda ay Alqaacido tiri waan la diriraynaa ayaan is iri : malaha labada magac ee GAALO iyo GAALKACYO ayaa isu la ekaaday!  W/Q:-Sh. Axmed Cabdisamad

Usaama Bin Laadin iyo Ayman Addawaahiri waxay sheegeen inay ururka Alqaacida u aasaaseen la dagaalanka Yuhuuda iyo Macatableyda. Ururkaas iyo kooxaha raacsan oo ay ka mid tahay Xarakada Alshabaab waxaa dhaqan u ahaa in ay muslimiinta u soo bandhigaan sawiro xanuun...
Ragii culimada Gaarayow Beeni Raad maleh !Faallo

Bismilaah , salaan iga gudooma suubanaheenana Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaate ku saliya , baryahan waxaan aad ku arkayay dad aflagaadaynaya culimadda iyo Kuwa war xun ka faafinaya hadaba wararkaas maxaa dhab ka ahaa ? Warka badankiis oo ragu soo qorayeen...