by admin | Apr 2, 2016 | maqaallo
Muslim Somali jecel Qabyaalad diid ( Abu Cadaala) Musharaxan maamuuska mudan isaga isma soo mutaxin ee waa lasoo sharraxay. Waa qodobka ugu horreeya ee uu kaga duwan yahay musharaxiinta. Qabiil & urur gaar ahna masoo sharraxin. Waxaa ka codsaday inuu madaxweyne...
by admin | Mar 29, 2016 | maqaallo, News
Job Title: Customer Relationship Officer Location:Buurtinle&Laascaanood Reporting to: Branch Manager Position Summary Responsible for all sales related activities for existing and potential customers to achieve the assigned financial targets. This also includes...
by admin | Nov 1, 2015 | maqaallo
Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa burburkii ku dhacay Dalka wuxuu noqday mid saamayn weyn ku yeeshay dhinacyada waxbarashada , Shaqooyinka, Ciyaaraha , iyo arimaha Bulshada waxaase qaarkood u sii dheeraa Isticmaalka Khamriga iyo Qaadka oo ay Meherad ka dhigteen qaar ka...
by admin | Aug 22, 2015 | maqaallo
Fikrado-hobyonet)Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen ujeedooyinka oo qaar ayaa ficilo u dagaalamayey, kuwana waxaa galiyey hunguri xukun doon ama mid xoolo doon. Waxaa kale oo ay ku kala duwanaayeen...
by admin | Jul 17, 2015 | maqaallo
Hordhac. soo noqad majiro shalay wixii saarufoo tegaye waxa saadameetiyo berina waa su’aal maqane waxay taladu kuu suubantahay subaxaad joogtaaye. Abwaan Xaaji Aadan Afqalooc. DR Tony Campolo oo ahaa bare jaamacadeed ayaa daraasad ku sameeyey 50 qof oo da’doodu kor u...
by admin | Jun 23, 2015 | maqaallo, News
Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal oo maalmihii lasoo dhaafay waxay kawaday Gudaha Magaalada Garowe Ololle ay ku doo nayso in ay dadku gaaraan isku filaansho islamarkaana kan wax haysta wax kasiiyo wixii allah siiyay walalkiis aan haysan wax uu ku Afuro , Waxayna...