by admin | Feb 21, 2015 | maqaallo
Waxaan isweydiiyey tolow XARAKADA ALSHABAAB dib ma u eegtay xasuuqyadii isdabajooga ahaa ee ay geysatay, xisaab-xirse ma ku samaysay miraha ay ka guratay dabargoynta iyo xasuuqa bulshada?. Waxaan gartay hadduu jiro xisaab-xir iyo dibu-eegis xasuuqani ma sii socdeen....
by admin | Feb 19, 2015 | maqaallo
Maalinimadii Talaadaad ee ay Taariikhdu ahayd, 17/02/2015, ayaa waxaa igu soo booqday Xafiiskayga Machadka Khadiija, ee Magaalada Garoowe, oday waayeel ah, oo Maigiciisa iigu sheegay Axmed Yuusuf Jaamac(Dooxajoog) wax yar kadib waxaa na dhexmaray waraysi kooban,...
by admin | Jan 19, 2015 | maqaallo, News
Ha ku raalli noqon inaad ku sheekeysatid hebel baa ka hadli doona iyo qolo helbaayaa wax ka oran doonta iyo maxay qolo heblaayo uga hadli la’yihiin.Haddii aad qoraalkan akhrin kartid, adigoo waliba aaminsan nabiga s.c.w. xil ayaa ku saaran, wax weyna ayaadna qaban...
by admin | Dec 28, 2014 | maqaallo
Hordhac:Sidiisaba bini,aadamku waa wada jecelyahay in uu guuleysto. heer aad u sareeyana kagaaro nolosha, mase wada guulaysto inyar mooyee. Dadka inta guuleysatay iyo inta guul darreysatay waxa ay ku kala duwan yihiin keliya waa yoolka ay mala’awaasheen iyo...
by admin | Nov 2, 2014 | maqaallo
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November 03, 2014 waa Isniin. Sagaalaadkuna waxay ku beegantahay Axada November 02. 2014. Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku...
by admin | Oct 28, 2014 | maqaallo, News
Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum. Qaybtaan Waxaa Akhristuhu Arki Doonaa Sida Cabdi Siciid ugu gafey Khulafadii Raashidiinta ahaa gaar ahaan Cusmaan iyo Cali Radiyallaahu Canhum, iyo Ummul Mu’miniin Caa’isha Radiyallaahu Canhaa.....