by admin | Oct 26, 2014 | maqaallo, News
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada .Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum.Ilaahay Qofkuu Halaag La doono Cidi Ma Badbaadin Karto, Qofkuu Ilaahay Badbaadinayana Meelaha Lagu Halaagsamo ayuu sababeheeda Ilaahay Ka dawuwaa.....
by admin | Oct 20, 2014 | maqaallo, News
Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (3) Cabdi Siciid wuxuu Qoray Sidatan: ((Axaadiista nebiga (SCW) carrabka loogu tiro ee aan har iyo habeen maqalno waxaa ka mid ah kuwa oranaya: ” Seef baa la ila soo diray, kheyrkuna seeftuu ku jiraa.” iyo mid kale oo...
by admin | Oct 19, 2014 | maqaallo, News
Horudhac:-Mar aan tagay asbuuci hore magaala London ayaa waxaan la kulamay goob lagu iibinayo Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah” ee uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil. Waxaan aqriyay buugii, aqris dabadi waxaa isoo wacay labo maalim kadib qoraaga maqaalka “Gar...
by admin | Oct 16, 2014 | maqaallo, News
Dhalinyara Badan ayaa fariima iisoo diray eey ku sheegayaan bog cusub oo beryahan facebook iyo social networkiga laga sameeyey oo sheeganaya Soomaali kirishtaan ah iney yihiin.. Waxaan Leeyahay horta ha biqina, inshallaahu Soomaaliya Kaniisaduhu muddo ka badan 100...
by admin | Oct 14, 2014 | maqaallo, News
Arrimaha Buuggani ugu gafey Ummadda iyo Diinteeda mid mid ayaan usoo qaadayaa, Qoraalkii horena waxaan kaga Hadlay Masa’alada 1aad, bal hadda aan xooga buugga ugu daadegno si kooban oo maqaamka qoraalkani qaadi karo: Mas’alada: 2aad: Cayda Nebiga Calayhi Salaatu...
by admin | Oct 13, 2014 | maqaallo, News
Ninkii jecel Ilaahay iyo rasuulkiisa, diinta islaamkana rumaysan oo qadarinaya waa walaalkay igu leh xuquuqda walaalnimada xataa haddii uu i nicibyahay ama i colaadiyo ama uu nicibyahay kooxdayda ama tolkay ama deegaankayga, waxaana u arkayaa inuu yahay walaalkay igu...