by admin | Oct 12, 2014 | maqaallo, News
Mecca:-Ayaamihii barakaysnaa ee xajka lagu maqnaa waxaan filayaa in dadka qaar sii wad wadey sheekadii buuggii Saaxiibkeen Cabdi Siciid Ismaaciil “Xadka Riddada Maxaa Ka Run ah”.. Intaan Joogney Dhulka Barakaysan ee Makka Al Mukarramaha, Allaha Ilaaliyee, waxaan arkay...
by admin | Oct 9, 2014 | maqaallo, News, Waxqabad
Waxay ahayd 7/10/2014 markaan Hanqaloocsaday Qormadii uu halyeynimada isku biday Bashiir M. Xersi oo ka mid ah Ragga isku gadaamay Buugga Xadka Riddada Maxaa ka run ah, iyo Qoraaga Buugga Cabdi Saciid Ismaaciil, Qormada Bashiir Horraantii waxaan Naawilayey in ay...
by admin | Oct 8, 2014 | maqaallo, News
Nairobi:-Waxaan qormadii hore ku soo sheegnay faraj fooda iyo wax barshadiisii inay ahayd tacliin beeraha iyo dhaqaalaha oo aanay diin shaqo ku lahayn takhasus diineedna aan u lahayn diinta islaamka, ujeedada uu diinta ugu dhiiraday wax ka sheegeeda waxay ahayd labo...
by admin | Oct 3, 2014 | maqaallo, News
Maanta waa maalinkii carafa, waxaa bilaabatay in xujeydu xagga Carafa u jihaystaan qaar gawaari saaran iyo qaar lugaynayaba, shalay iyo xalay waxaa la joogey Mina Alxamdulilal.. Mar dhoweyd oo aan teendhada banaanka uga baxay waxaan arkayaa xujeydii oo banka Carafa u...
by admin | Sep 29, 2014 | maqaallo, News
Mahadda Eebe ka dib Waxyaabaha Allaah uu ku galadaystay adoomadiisa korkooda waxaa kamid ah inuu uyeeley xiliyo gaar ah si ay badsadaan dhaacadiisa iyo camalka wanaagsan,kuna tartamaan wixii Alle u dhowayn lahaa,qofka guuleystay waa qofka ka faaiideystay furastaas...
by admin | Aug 7, 2014 | maqaallo
Maalintan oo kale -8da maarso – waxaan maqalnaa qaylo badan oo ka soo yeedheysa dad sheeganaya inay u doodaan xuquuqda dumarka, waxaana la sheegaa in maalintani tahay maalinta haweenka adduunka, walina maynaan maqal maalinta ragga, qolo xuuqda ragga u doodeysana lama...