+252 90 7798232 [email protected]
Laamiga ka leexda!

Laamiga ka leexda!

Waxaan ka mid ahaa ragga dalka aad ugu dhex socda laakiin aan laamiga dhinacna uga leexan, isla markaasna magaalooyinka waaweyn kaliya ku daga oo aan tuulooyinka inta badan kuba hakan, rag badana way ila wadaagaan dhaqankaas. Gaalkacyo, Buurtinle, Garoowe,...