by admin | Jun 27, 2014 | News
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa caawa la soo xiriiray Halgan.net isaga oo ka hadlay in maalinta birito ay tahay soon ama la dhameystirayo bisha shacbaan .Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa si gaar ah baaqiisa ugu jeediyey dhamaan muslimiinta degan dalka Denmark iyo...
by admin | Jun 26, 2014 | News
Laascaanood:-Maanta waxaa lagu qabtay Hotel Almustaqbal ee Magaalda Laascaanood Xaflad Ballaadhan ahaydna Sanad Guuradii 3 aad ee Kulanka Golaha ee Sanadkiiba mar la Qabto. Kulankaan oo ay ka soo qayb galeen Laamaha kala Duwan ee bulshada Goblka Sool. Waa kulanka ka...
by admin | Jun 25, 2014 | News
Boorame:-Xaflad aad Uu Balaadhan Oo lagu soo gabogabaynayey Sanad dugsiyeedka 1433-1434 Hijriyada Amase 2013-2014 Miiladii ayaa lagu qabtay Machadka Saylac ee Ku Yaal Magaalada Borama. Xaflad oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qaybgalay...
by admin | Jun 23, 2014 | News
Gaalkacyo:-Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka socotay magaalada gaalkacyo oo habeenkeedii labaad gashay: Gaalkacyo.Sida Ku Heleena Warbixinta waxaa habeenkeedii labaad gashay Nadwado cilmiyeeddii 6aad ee kasocotay magaalada Gaalkacyo ee xaruna Gobalka Mudug , iyadoo...
by admin | Jun 23, 2014 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si nabad galyo ah uga ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Egal international waxaana Sheekh si weyn u sii sagootoyey culumada iyo ducaada ku dhaqan magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa safar...
by admin | Jun 23, 2014 | News
Burco:-Masaajidka weyn ee Jaamicul madiina (Indhodeero) ee Magaalada Burco waxaa saaka ka bilaamatay xaflad lagu furayey Dawradii la magac baxaday Shiikh Maxamed Bin C/wahaab. Dawradan oo ahayd Dawradii 6/aad ee ay soo qaban qaabiyeen Ardayda Jaamacadda...