by admin | Jun 13, 2014 | News
Nairobi:-Dufcadii ugu horreysay ee arday ah ayaa maanta ka qalin jibisay jaamacadda Islaamiga ah ee Raaf international university, ee dalka Nairobi Kenya. Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, loona qabtay arday ka qalin jibineysay jaamacadda Raaf,...
by admin | Jun 13, 2014 | News
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise, wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada Salaad oo ah Tiirka 2aad ee Arkaanta Islaamka, Sh Xassan ayaa waxaa uu aad u qaadaa dhigay...
by admin | Jun 13, 2014 | News
armaanyo:-Xafladii Xidhitaanka Sanad Dugsiyeed 2013-2014 ee Machadka Imaam NAWAWI ayaa waxaa lagu qabtey 12/06/2914 Magaalada Sarmaanyo ee Gobolka Sool oo kaga beegan Waqooyi Bari ee Magaalada Laascaanood. Xafladaan oo ay soo Agaasimeen Maamulka Mac-hadka Nawawi...
by admin | Jun 13, 2014 | News
Buuhoodle:-Ardayda dhigata Machadka Al-furqaan magaalada Buuhoodle ayaa saaka waxa u soo gaba- gaboobay imtixaankii sanad dugsiyeed ka 2013-2014 kaas oo ayaamahanba ka socday xarunta machadka ee galbeedka Buuhoodle. Saaka ayuu jawi farxadleh ku soo gaba gaboobey...
by admin | Jun 12, 2014 | News, Waxqabad
Garowe Waxaa Masjidka Ween Al Hudaa Ee Magaalada Garowe Lagu Soo Gaba Gabeeyay Munaasabadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xxafidahullaah Caawa Oo eheed Aheenkii Ugu Dambeysay Muxadaraadkii Uu Ka Soo Waday Magaalada Garowe Gaar Ahaan Masjidka Al Hudaa Sheekh Maxamed Cabdi...
by admin | Jun 12, 2014 | News
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka waxaa uu booqasho ku tegay Jaamacada bariga Afrika farceeda magaalada Garowe wuxuuna sheekhu la kulmay Boqolaal ardayda ah oo wax ka dhigta Jaamacada Bariga Afrikaoo iyago si weyn u soo dhaweeyey Shiikha Arday ahaan iyo...