by admin | Jun 8, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa galabta kulan soo dhaweyn ah uu ka dhacey xarunta New Campus ee Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada Laascaanood waxaana lagu soo dhaweynayey Sh.Maxamed Cabdi Umal oo Safar Dacwadeed ku jooga Magaalda Laascaanood ee xaruta Gobolka Sool. Kulanka ayaa waxaa...
by admin | Jun 3, 2014 | News, Waxqabad
Mu,asasada Al-minhaaj oo baryahaan waday booqashooyin ay kutagayeen goobaha waxbarashada sida macaahida /schoolada / madaarista waxaana garabga dacwada uu booqdaa maalinwalba oo jimca ah qaybo kamid ah goobaha waxbarashada iyo goobaha cibaadada , waxaa saakay subaxni...
by admin | Jun 1, 2014 | News, Waxqabad
Laascaanood:-Laascaanood Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa maanta waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dumarka magaalada Laascaanood waxaana ay muxaadarada ka dhacday masjidka weyn ee jaamica Cinwaanka muxaadarada uu u jeediyey Sheekh umal dumarka ayaa...
by admin | May 30, 2014 | News, Waxqabad
Sheekh maxamed ibraahim shakuul oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa caasimada puntland ee garowe ayaa kawaday muxaadaraat xiriir ah waxaana sheekhu caawa galay muxaadara dii labaad oo ciwaankeedu ahaa (fahamka suuratul faatixa ) waxaa sheekhu muxaadaradiisa ku...
by admin | May 29, 2014 | News
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Galbeedka Canada gaar ahaan Edmonton iyo magaalooyinka u dhow in la qaban doono Mutamarkii ugu waynaa abid, oo goboladaan Jaaliyadu ku qabsato. Mutamarka waxaa ka soo qeyb gali doona haduu ALLAAH idmo culumada...
by admin | May 29, 2014 | News, Waxqabad
Muxaadaro ku saabsan xoojinka iimaanka ayaa caawa ka bilaamatay magaalo madaxda dawladda Puntland ee Garowe. Waxay ka dhacday muxaadaraas masjidka weyn ee Al-Huda qaybtiisa hoose iyo qaybtiisa dhexe-ba. Sh maxamedIbraahiim Shakuul ayaa ahaa sheekhee soo jeedinayey...