by admin | Nov 15, 2017 | News
Waxaa 10kii Bishan Nofeember Maalintii Jimcada Ahayd Lagu Qabtay Hoteel Furaat Muqdisho Xaflad Si weyn Loo Soo Agaasimay, Xafladaa Oo Xilkii Gudoomiyaha Fulinta Mu,asasada Safaa Uu Kula Wareegaayay Ustaad Cabdicasiis Cali Xasan Waxaana Uu Xilka Kala Wareegay Sheekh...
by admin | Nov 15, 2017 | News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xasuuqii loo geystay dadkii rayidka ahaa oo ay Al-Shabaab ku gumaadeen...
by admin | Nov 9, 2017 | News, Waxqabad
Caawa oo taariikhdu tahay 06/11/2017 ayaa waxa si rasmiya loogu daahfuray darsiga Tafsiirka qur’aanka kariimkaa oo uu akhrin doono Fadiilatu Sheekh C/wali Nuux Muse Masjidka Jaamica Galdogo Xafladda Tafsiirka lagu daahfurayay ayaa waxaa kalmado muhiima oo...
by admin | Nov 5, 2017 | News
Muqdisho:-Wafdi iskugu jira culimo’udiin iyo wasiiro ka tirsan Puntland ayaa maanta waxaa ay socdaal ku gaareen magaalada Muqdisho si ay gudiga taakuleynta Musiibadii is-goyska Soobe ugu wareejiyaan lacag tabarucaad ah oo culimadu ka soo aruuri yeen deegaanada...
by admin | Oct 24, 2017 | News
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee magaalada Burco waxaana Khudbada Jimacaha jeediyey Sheekh Dr Xasan Cali Warsame waxaana uu sheekhu aad ugu dheeraaday khatarta afkaarta khaldan oo ay xamaarsan yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed qaarkood taas...
by admin | Oct 23, 2017 | News
Munaasabadda lagu daahfurayey shirkadda biyaha iyo barafka ee Rayaan ayaa waxaa ka qayb galay xubno katirsan golayaasha dowladda Puntland, duqa degmada Garoowe, maamulka shirkadda iyo marti sharaf kale. Maareeyaha guud ee wershedda biyaha iyo barafka ee Rayaan...