by admin | Oct 20, 2017 | News, Waxqabad
Boosaaso:-Culimo’ udiinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa habeenkii 3aad ku qabtay masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso kulan loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliyeed ee lagu xasuuqay is-goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Culimo’...
by admin | Oct 19, 2017 | News, Waxqabad
Gudigaan waxaa gudoomiye u ah Sh Maxamuud Xaaji Yusuf waxayna Kakooban 15Xubnood waxaana Caawa oo Taarkhdu Tahay 18/10/2017 Siwanaagsan Kusoo Dhamaaday Wajigii 1aad ee Gurmadka Ee kabilowday Masjidka Al-Huda Garowe. Waxaana loo balan sanyahay in Bari oo jimca ah...
by admin | Oct 18, 2017 | News, Waxqabad
Boosaaso:-Culimad udiinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa caawa ay ku qabteen masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso kulan loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliyeed ee lagu xasuuqay is goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Culimad...
by admin | Oct 15, 2017 | News, Waxqabad
Culimadaaan Oo Uu hogaaminayay Sh Maxamuud Xaaji Yusuf Kuna Weheliyeen Sh Dalmar Iyo Sheekh Mukhtaar Axmed Faarax ayaa Caawa oo taariikhdu tahay 15/10/2017 Kuqabtay Hadal Kooban Masjidka Al-Huda kaas oo ay ku cabirayeen Dareen Kooda iyo Tacsi Ay u dirayeen Dadkii...
by admin | Oct 14, 2017 | News
Masjidka Alhudaa ee magaalada Galdogob ama masjidka Macalin Siciid sida dadka qaar u yaqaanaan ayaa dayactir iyo dib u habayn kusocotay afartii bilood ee ugu danbaysay, waxaana shalay dib loogu tukaday jimcadii ugu horaysay, inkastoo shaqadii wali qaar socdo, waxaana...
by admin | Sep 24, 2017 | News, Waxqabad
Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Khudbadii Jumcaha Kadib Hadal Baraajujin ah kajeedshay Masjidka Al-Huda garowe ayaa kutilmaama wax laga xumaado in qof Ugafay Suubanaha صلي الله عليه وسلم Lagarab istaago islamarkaana uu kunoolaado Magaalo Iyo Dhulmuslim . Sheekha Oo Lagu...