by admin | Sep 20, 2017 | News, Waxqabad
Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Hurumarinta Bulshada oo ku howlan sidii Umadda islaamkaa Guud ahaan gaar ahaan Bulashada Ay kadhax shaqayso u hagaajin lahayd Arimahooda Aakhiro Iyo Aduunba. Waxaana magaalada garowe kusoo banayay Mudooyinkii Danbe Arimo Lid ku...
by admin | Sep 17, 2017 | News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xaalada Muslimiinta ee Maanta (Gaar ahaan Rohingaha). Hoos ka Daawo...
by admin | Sep 17, 2017 | News
Muqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah iyo Hay,ada Culumada Soomaaliyeed ayaa umada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alaha u Naxariistee Sheekh Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliya...
by admin | Sep 17, 2017 | News, Waxqabad
Khudbada Masjika Weyn Ee Al-Huda Magaalada Garowe ayaa imaanaysa Kadib markay kusoo badata Gudaha magalada garowe dhalinyaro Kukacaya Arimo aan kuwanaagsanayn Anshaxa Iyo Akhlaaqda qofka Muslimkaa kuwaas oo waqtiyada habeenkii ah intabadan Dariiqyada Usoobaxa iyo...
by admin | Sep 16, 2017 | News, Waxqabad
Garoowe:-Safarkaan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha Fulin Sh Maxamed Siciid Xassan Isla markaana ay ku weheliyeen Sh. Baladka degmada Eyl Sh Jaamac Axmed Maxamud oo ah Sheekha ka wada dacwada isla markaan akhriya Kutub kale duwan xalaqaadkiisana ay ku xiran...
by admin | Sep 7, 2017 | News, Waxqabad
Xaflada xilwareejinta maamulkii hore ee Al-minhaaj Qardho ayaa xalay ka dhacday hoolka shirarka ee hotel gufure xafladaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulka gobolka karkaar, maamulka waxbarashada degmada qardho,...