by admin | Aug 10, 2017 | News
Degmada Eyl oo ah Degmo taariikhi ah islamarkaana ah Degmo facwayn waxaa socdaal taariikhi ah kutagay Culimo badan waxaana Hogaaminayay Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf waxaana ku weheliyay Sh Axmed Daahir Xasan/ Sh Maxamed Goane Xoosh Iyo Culimo Kaloo badan . Maamulka...
by admin | Aug 7, 2017 | News, Waxqabad
Qardho:-Nadwadan lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sanadkan ka qaybgalay culumida ugu waawayn Puntland iyo guud ahaan...
by admin | Aug 3, 2017 | News
Hargeysa:-Culumada Somaliland ayaa caawa kulan ay isigu yimaadeen waxay uga hadleen kuna lafa gureen Kaniisad laga furay ama dib loo hagaajiyey taas oo buuq weyn furtay waxaana ay culumada si adag uga hadleen Kaniisada iyaga oo baaq u diray madaxda Somaliland iyo...
by admin | Jul 30, 2017 | News
Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh CAli Saalax waxaana uu khudbadiisa uga hadlayNoqo Mid khayrka Furo Shartana xira Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sheekh Dr Adan Sh...
by admin | Jul 21, 2017 | News, Waxqabad
Soodhawayntaan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay kasoo qayb galeen Madaxkasocotay Wasaarda Cadaalda /Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal/ Culima Aw diin iyo waaridiin ayaa kadhacaday Goroonka Diyaaradaha Ee Kanoco Oo Kuyaal Duleedka Garowe. Ardaydaan oo dhamayd 3...
by admin | Jul 19, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa magaalada carmo lagu soo afmeeray nadwo cilmiyeed ku saabsanayd midnimada ummada, nadwadaas oo ay soo qabanqaabisey mu’asasada Al minhaaj ee dacwada iyo horumarinta faraca gobolka ayaa socotay bari mudo gaaraysa 5bari. nadwadaan oo ah tii 11aad ee lagu qabto...