by admin | Jul 17, 2017 | News, Waxqabad
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xidhay magaalada Garoowe ciidan tiradoodu dhantahay 39 askari, kuwaas oo ka kala socdey Puntland, DFS iyo maamuladda kale ee Dalka Madaxweynaha ayaa waxaa ku...
by admin | Jul 6, 2017 | News
Mecca:-Waxaan halkaan Tacsi ugu direynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur oo ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Mekkah Al-Mukaramah. Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur ayaa ahaa caalim...
by admin | Jul 6, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa subaxdii jumcada taariikhduna ku beegnayd 30-6-2017 si toos ah u furmay kulan waynihii seddexaad ee Dalladda ardayda ka baxday macaahidda sharciga ah ee soomaaliya, kaas oo ka furmay magaalada gorowe caasimada maamul goboleedka puntland, oo ay martigalisay...
by admin | Jun 28, 2017 | News
Waxaa Masjidka weyn ee Al-huda ka dhacay gudoonsiin lacag la guddoon siiyay carruurta agoonta ah ee ku sugan magaalada Garowe , barnaamijkan ayaa waxaa la qabtaa , labada cidood ee Fidriga iyo Adxaa waxaana fulisay Hay’ada Haro Xafiiskeeda Puntland . Xafladda lagu...
by admin | Jun 27, 2017 | News
GAROWE OO LAGA DHISAYO WADOOYIN LAAMIYA “DAAWO WAREYSI” Duqa magaalada Garowe Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir) iyo Xildhibaano ka tirsan Gollaha Deegaanka Degmada Garowe sida Xildhibaan Siciid Cabdisalaan Xasan Ducaale iyo Xildhibaan Mahad Gaalaco ayaa maanta shaqo...
by admin | Jun 24, 2017 | News, Waxqabad
Maadaama Lagu Jiro 10kii danbe ee Bisha Ramadaan Mu’asasada Alminhaaj Ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada waxay Bulshada Somaliyed Usoo Diyaarisay Muuqaal ay kaga bogan karaan Barashada Iyo Habka Guud ee loo bixinayo Sakaatul Fitriga . Sh Maxamud Xaaji...