by admin | Jun 20, 2017 | News
Munaasibada uu Madaxweynu ku wareejinayey lacag taasi ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, gudiga dhismaha Airport ka Garoowe iyo guddiga dhamaystirka wadada Ceeldaahir Ceerigaabo,...
by admin | Jun 20, 2017 | News, Waxqabad
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda ee Magaalada Garoowe. Munaasimada lagu gudoonsiinayey ardayda kaalmaha hore ka...
by admin | Jun 17, 2017 | News, Waxqabad
Tartankaa oo galay sanadkii lixaad Ee heer puntland ah islamarkaana ay kaqayb galayaan dhamaan Dagmooyinka Puntland waxaa sanadkaan kaqayb galaya 34 oo kakala socday 10Degmado. Ardaydaan oo ah ku wii kasoo baxay is reeb reebka Degmooyin ayaa ugu danbayn Garowe ku...
by admin | Jun 15, 2017 | News, Waxqabad
Tartankaani oo noqonaya kii 4aad ee ay qabato Mu’asasada Alminhaaj ee Gobolka Mudug ayaa waxaa Xaflad weyn oo lagusoo gaba gabaynayay lagu qabtay Masjidka Abii Hurayra ee Magaalada Gaalkacyo. Tartanka ayaa wuxuu soo bilowday Maalintii Khamiista 08.06.2017 oo ku...
by admin | Jun 13, 2017 | News, Waxqabad
Tababarkaan oo ah mid sanad walaba Mu’asasada Alminhaaj ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada Xafiiskeeda Gobolka Nugaal waqtiada Fasaxa ardayda Uga faa iidayo Aqoon korarsi Muhiim ah oo ay kasoo qayb galaan Aqoon yahano Waqtigaas Arda siiya Cilmi Diini Iyo...
by admin | Jun 10, 2017 | News, Waxqabad
Kulankaan Balaaran ee Afurka Ganaral Cali Nuur ugu sameeyay maxaabiista Iyo Ciidanka asluubta ayaa looga gollahaa isdhex galka Ciidanka Asluubta Iyo Maxaabiista Sida uu sheegay Genaral Cali Nur Ma ahan maxaabiistu Kuwa ku xiran jeel ka oo kaliya balse waxay Bartaan...