by admin | Jun 23, 2018 | News, Waxqabad
Gaalkacyo:-Kulan looga hadlayay Dardargelinta Dacwada Gobalka Mudug ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xafiiska Mu’asasada Al Minhaaj Mudug Ee Magaalada Gaalkacyo. Kulankan oo ay kasoo qeybgaleen Xubna ka socday Golaha Shuruuda Mu’asasada Al Minhaaj Mudug oo uu...
by admin | Jun 14, 2018 | News, Waxqabad
Jariiban:- Mu’assasada Al Minhaaj mudug ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay Deegaano hoos yimaada Degmada Jariiban ee Gobalka Mudug ka wadey qeybinta Mucaawino ka timid Xarunta Gargaarka Iyo Bani Aadantinimada Ee Boqor Salmaan ee Fadhigeedu Dalka Sacuudiga....
by admin | Jun 7, 2018 | News, Waxqabad
Gaalkacyo:-Xaflad si wayn loosoo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Xafiiska Dumarka ee Mu’asasada Alminhaaj Mudug, Macalimaatkii Dawrada bixinayay, Ardaydii ka faaidaysatay Dawrada iyo Dad wayne kale ayaa waxaa lagusoo gaba gabeeyay Dawradii 4aad...
by admin | Jun 4, 2018 | News
Tartanka Qur’an Gobolada puntland Waxaa sanadkaan kasooqayb galay 36Magaalo kuwaas oo kutartami doona heerarka kaladuwan Ee Qur’an Ka
by admin | Jun 4, 2018 | News
Tartanka Ayaa udhaxeeyay 16dugsi Qur’an oo Ku yaal Garowe waxaana soon qaban qaabisay Mu’asasada AlMinhaaj Xaflada Waxaa kasoo qaybgalay Maamulka muasaMu’as AlMinhaaj isimada dhaqanka Iyo masuuliyiin kale. Ardaydii Gashay kaalimaha hore Ayaa...
by admin | Jun 3, 2018 | News, Waxqabad
Gaalkacyo:- Mu’assasada Al Minhaaj Mudug ayaa Magaalada Gaalkacyo kusoo gaba gabeysay Tartankii Sanadlaha ahaa ee Qur’aanka Kariimka kaasoo maalmihii la soo dhaafay ka socday Masjidka Abii Horeyra. Tartankani oo ahaa kii shanaad oo xariira ayaa waxaa Xafladii...