by admin | Apr 17, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa Caawa Habeenkii labaad galay nadwa cilmiyeedkii Sannadlaha ahayd ee ka socotay Masjidka Wayn ee Rawda. Ciwaanka muxaadarada ayaa caawa waxa looga hadlayay Wajiga dhabta ah ee jamaacada la baxday Al-Saadicuuna bil Xaq (الوجه الحقيقي لجماعة الصاغ) waxaana soo...
by admin | Apr 16, 2017 | News, Waxqabad
Boosaaso:-Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 15/4/2017 ka bilowday Masjidka weyn ee Al-Rawda Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannad laha ahayd oo ka dhici jirtay magaalada Boosaaso, Nadwadaan oo ciwaankeedu ahaa gundhigga Islaaxa Ummadda iyo Caqabadaha Hor taagan. Ka dib...
by admin | Apr 14, 2017 | maqaallo, News
HORUDHAC بسم الله الرحمن الرحيم. الحمد لله وكفى والصلاة والسلام على رسوله الأمين وعلى آله وصحبه أجمعين.. Allaah Weynaaye, waxaa Sunnadiisa ka mid ah inuu Rusul usoo diro Aadanaha si looga badbaadiyo inay ka dhumaan dariiqiisa saxda ah, kuwaasoo fara wixii Allaah...
by admin | Apr 14, 2017 | News
Boosaaso:– Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa ku wargalineynaa in maalinta Axadda oo ay taariikhdu tahay 16-04-2017 ay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ay ka bilaaban doonto Nadwado cilmyeedkii 15aad ee diiniga ah oo loogu magac daray ” الأمة...
by admin | Apr 11, 2017 | News
Nairobi:- Waxaa la ogaysiinayaa Dhammaan Bulshada ku dhaqan magaalada Nairobi graa ahaan Xaafada islii iyo Nawaaxigeeda in la qaban doono Muxaadaro Ciwaankeedu yahay ( daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadi cuuna Bil Xaq ) waxaana soo jeedin doona Fadiilatu...
by admin | Apr 11, 2017 | News, Waxqabad
Muqdisho:-Culima udiinka Soomaaliyeed oo saaka saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen koox diineed cusub oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar iskuna magacaabay ” Saaciduun Bil Xaq ” ayaa culimadu waxaa ay xuseen in kooxdaan ay...