by admin | Apr 9, 2017 | News
Hay’ada haro oo kashaqasa gargaarka dadka somali ayaa mudoo inkii danbe waxay waday olole ay ugu gurmanayso dadka abaartu saamasay . Hay’ada haro ayaa todobaadkaan waxay kujirtay olole balaaran oo gobolka sool qaybo badan oo kamid ah ay ku gaar siinayso biyo iyo...
by admin | Apr 8, 2017 | News
Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xaalada islaamka & Muslimiimta ee Maanta Sh Maxamed Cabdi Umal Hoos ka Daawo Khudbadii...
by admin | Apr 8, 2017 | News
Waxaa maalmihii lasoo dhaafa aad loo hadal hayay Koox Cusub oo isku Magacowday (Al-Saadi cuuna Bil Xaq )Kuwaas oo Saldhig u ah fikirka khaldan ee Gaalaysiinta kuwas oo cadeeyay in ay isqarinayeen Mudo kabadan 40sano . Sheekha ayaa iftiimiyay Kooxahaan iyo waqtiga ay...
by admin | Apr 8, 2017 | News, Waxqabad
Tartaan oo soo bilowday Bilowgii Bisha April /2017Waxaa uu qabsoomayay Todobaad walba Jimcaha Iyo Khamiista Waxaana Ay isku gu Beegmayeen Batiyaa nasiib sida ay xaqiijiyeen Gudiga Tartan kaan Maamulayay. Waxaana Xaflada Kasoo qayb galay Wasir Kuxigeenka wasaarada...
by admin | Apr 2, 2017 | News
Malmö:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro gaar u ahayd dumarka oo uu Sheekh C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey magaalada Malmo wuxuu cinwaan uga dhigay Xadiiskii Rasuulkeena CSW ” كلكم راع، وكلكم مسؤول عن رعيته Muxaadarada ayaa waxaa soo qaban qaabiyey EUROPEAN MUSLIM...
by admin | Apr 1, 2017 | News
Malmö:-Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in lagu qaban doono maalinta 1-4-2017 muxaadarao qiimo badan oo uu soo jeedin doono Sheekh C/raxmaan Abyad waxaana cinwaanka Muxaadarada uu yahay Xadiiskii...