by admin | Feb 4, 2017 | News
Boosaaso:-Kulan aqoonedkan loo qabto kamid ah ardayda dugsiyada sare ee magalada bosaso ayaa ah mid laqabto xilliga fasaxa teeramka. Ayadoo ay kasoo qayb galeen ku dhowaad 5School iyo in ka badan 75 arday oo isugu jira wiilal iyo hablo una badan gudiyada ardayda ....
by admin | Feb 3, 2017 | News
Xafiiska Horumarinta Dacwada Ee Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal ayaa Caawa Qabatay Midkamid ah Muxaadaraat kii ay bilwalba Mar uqaban jirtay Bulshada garowe Muxaadaraat kaan ayaa Haba Waxaa diirada lagu saaraa Sixida Bulshada iyadoo loo eegayo haba meeshii daran...
by admin | Jan 31, 2017 | News
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa magaaladda Bosaso ku soo bandhigay liiska dadka muslimiinta ah ee taakulada lacageed soo gaarsiiyay Guddiga, waxayna u mahadceliyeen cid walba oo ka qayb qaadatay gargaarka walaalahooda ku tabaaloobay abaaraha baaxadda leh ee...
by admin | Jan 26, 2017 | News, Waxqabad
Gudiga Culimada Ee Gurmadkka abaaraha ayaa deeq biyo dhaamis ah gaarsiiyay Tuulooyinka Godqaboobe /Falayryaale /Harwanaag . Biyo Dhaamintaan ayaa imaanaysa Waqti dadka Iyo Duunyada Kuhartay abaarta deegaan ay qabaan oon daran Sheekh yaasiin Cabdullahi Iyo Wafti Uu...
by admin | Jan 26, 2017 | News
Mu’assasada Alminhaaj-Galdogob waxay uqabatay ardayda macaahida, iskuulada, jaamacadaha iyo dhamaan dadwaynaha reer galdogob olole dacwo oo cinwaankiisa guud yahay: (Barnaamijka abaabulka dacwo iyo wacyigalineed ee fasaxa dhexe). Barnaamijkaas oo ka kooban labo...
by admin | Jan 26, 2017 | News
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiima oo ka hadlaysa wax ay ka qabto Shareecada Islaamka Kufsiga oo ku soo badanaya Soomaaliya baryahaan waxaana muxaadarada jeedinaya Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah . Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa ku soo aadeysa...