by admin | Jan 12, 2017 | News
Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha ayaa kawar bixiyay Deegaano badan oo ay maalmahaan kaqaybiyeen biyo dhaamis Deegaanadaan oo kamid ah deegaanada Gobolka Mudug Iyo Gobolka Nugaal . Laba kooxood ayaa Gudigu u kaladiray Koonfurta iyo Mudug Iyo Koonfurta Nugaal...
by admin | Jan 11, 2017 | News
Doodaan oo kusaab sanayd xaaladda Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa Xalay ka dhacday qolyaraha JBA-Garowe waxayna dooddu dhex maraysay Ardada kulliyadaha Hormarinta Bulshada (Community Development), iyo Kulliyadda Maamulka Guud (Public Administration) ,waxaana doodda ku...
by admin | Jan 11, 2017 | News
Magaca booska Operational Audit Xarunta Boosaaso La dhejiyay 8/1/2017 Ugudanbayn 15/1/2017 Tirada boosaska 1 (Hal boos) Fiiro gaar ah: Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo...
by admin | Jan 7, 2017 | News, Waxqabad
Garoowe:-Guddiga gurmadka Abaaraha ee Culumada ayaa waxay usbuucan Raashin ka qaybiyeen Deegaanno ka tirsan Degmooyinka Buurtinle, Dangorayo, iyo Godob Jiraan. Culimada oo kaashanaysa bulshada deegaan walba oo ay gaarto islamarkaana xiriir la leh dad diyaar u ah in...
by admin | Jan 4, 2017 | News
Biyo dhaamintaan ayaa imaanaysa xili dadka iyo duunyada kunool deegaanadaas ayay qabaan oon iyo gaajo Hay’ada Haro Ayaa kuguulay satay in ay gaar siiso Biyo Tuulooyinka Kala ah baragaha qol Canaani Warabaley Gorgor Fuul Xinhiglaale Tuur Damal Goray Iyo Dooxada Qol...
by admin | Jan 1, 2017 | News, Waxqabad
Hay’ada Hore ayaa deeq biyo qaybin ah kasamaysay deegaano badan oo ka mid ah deegaanada Sool Puntland deeqdaan oo kamid ah deeqaha ay ay hay’adu kafuliso Meela badan oo kamid ah gayiga somalidu degto waxaana hay’ada haro lagu xasuustaa gacan tii weynayd ee ay ka...