by admin | Dec 30, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 30/12/2016 lagu soo afmeeray Masjidka Al-Huda Garowe Kulan Cilmyeed Kasocday Oo Culimadu diirada kuarayeen Arimo Bada oo muhiim ah in laga hadlo waqtigaan kuwaas oo ay ugu weyneed in lagu dhiirado Macaasida . Waxaana Nadwo...
by admin | Dec 29, 2016 | News, Waxqabad
Kulan cilmiyeedkaan oo kafurkay Masjidka Weyn Ee Al-Huda waxaa kasoo qayb galay Culimo Awdiin Misaan weyn kuleh Guud ahaan Gayiga Somalidu Degto Ugu horayn waxaa goobta kahhadlay Sh Dalmar Guureeye Oo kutilmaamay in ay timid Nadwo Cilmiyedkaan waqti loobaahnaa in...
by admin | Dec 28, 2016 | News
Garoowe:– Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net iyo Al-Minhaaj waxaa ku wargalineynaa in caawa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ay ka bilaaban doonto Nadwo kooban oo looga hadli doono xaalada Puntland waxaana nadwada si toos ah uga dhageysan karaan...
by admin | Dec 25, 2016 | News, Waxqabad
Garoowe:-Kulan ay iskugu yimaadeen Haweenka Dacwada ee Goblka Nugaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Gabdhaha xijaabka loogu bedalay Surweelka iyo sidoo kale Dilalka qorashaysan ee ka dhacay magaalada Boosaaso. Dumarka ka shaqeeya Horumarinta Dacwada ee Gobolka...
by admin | Dec 22, 2016 | News
Culimo’udiinka ku nool deegaanada Puntland ayaa ka digay wax loogu yeeray tartan kubadda kolayga oo ka furmaya galabta Garoowe loona qabanayo gabadhaha Soomaaliyeed oo ka kala imaanaya maamul goboleedyada ee ka jira Soomaaliya. Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo ka mid ah...
by admin | Dec 20, 2016 | News
Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah warkaas oo aan sal iyo raad toona lahayn. Halgan.net oo Khadka Telfanka kula xiriirtay culumada ku...