by admin | May 29, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Mu’assasada Al Minhaaj Mudug ayaa Maanta Magaalada iGalkacyo ka bilowday Tartankii Qur’aanka Kariimka ahaa ee sanad walba Bisha Barakeysan Ee Ramadan La qaban jirey. Tartankan oo ahaa kii shanaad oo xariir ah ayaa waxaa ka qeyb galaya Ardayda...
by admin | May 24, 2018 | News, Waxqabad
Galdogob:- Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Faraceeda Degmada Galdogob ayaa maanta Tartan Qur’aanka Kariimka ah uqabatay qaar ka mida Dugsiyada Ku yaala Magaalada Galdogob. Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxaa ka qeybgeli doona Arday gaareysa ilaa iyo 22 arday...
by admin | May 22, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Mu’assasada Al Minhaaj Mudug ayaa Magaalada Galkacyo ka bilowdey Barnaamij loogu Magacdarey Afuri Walaalkaaga Sooman kaasoo lagu caawinayo walaalaha sooman ee aanan awoodin inay Afurka iska bixiyaan. Barnaamijka Afuri Walaalkaaga Sooman oo galey...
by admin | May 15, 2018 | News, Waxqabad
Bacaadweyn:- Gudoomiyaha Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Axmed Maxamed Xirsi ‘Faratooyo’’ ayaa xaaflad qalin badelasho ah kala qeyb galay Arday ka Aflaxday Machadka Barashada Shareecada Islaamka Ee Faaruuq Faraciisa Bacaadweyn. Gudoomiye Faratooyo oo Khudbad isugu...
by admin | May 14, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Masjidka Ramadan ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay Nadwo soconeysay Mudo Afar Habeen ah taasoo ay ka qeybgaleen culumo badan oo ka mida kuwa ugu caasan Gobalka Mudug. Nadwadan oo ay soo qaban qaabisay Mu’assasada Al Minhaaj...
by admin | May 12, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda ee Mu’assasada Al Minhaaj mudug ayaa Daawo iyo raashin gaarsiiyay Kaamam ku yaala Duleedka Magaalada Galkacyo. Maxamed Xasan waloore oo ah gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda ee Mu’assasada Al Minhaaj mudug ayaa deeq...