by admin | Sep 24, 2016 | News
Inta badan Masaajidda Kuyaal Garowe Waxaa Khud badihii Jumcaha Culimadu Uga Hadleen Arimaha Doorashooyinka waxayna baaq Udireen Dhamaan Mas’uuliyiinta Ay Saamaynta Kuleedahay Sida Dhaqanka /Maamulada Dalka Kajira/Xildhibaanada Iyo Cidwalba oo Usuxul Duubaysa Sidii Ay...
by admin | Sep 24, 2016 | News
Waxaa heshiis dhanka waxbarashada wada saxiixday Musasada EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION (EMA ) iyo Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia waxaana heshiisku uu guul weyn u yahay Musasada EMA oo ah Musaso ka howlgashha kuna mideysan yihiin qaar...
by admin | Sep 23, 2016 | News, Waxqabad
Tababarkaan Ayaa kabilowday Masjidka Al-Huda Garowe Waxaana Bixinayay Culimada Wax kabarata Machadka Sare Ee Soosaara Ducaada Oo Ku yaal Magaalada Hargaysa Kuwaas Oo Fasax Kujooga Garowe Ayaa Umada walaalahooda Mudada ay joogaan garowe Iyo Meelaha lamida waxay...
by admin | Sep 21, 2016 | News
Johannesburg:-Waxaa gaaray Koofur afrika Sh.Maxamed Aadan Cabdile oo ka mid ah ducaada Soomaaliyeed, sheekha oo mudo 2 sano iyo bar daaci ka ahaa koofur afrika ayaa waxaa uu mudo sanad ah ku maqnaa dalka Soomaaliya. Sheekha oo soo gaaray maalintii axadda 04/09/2016ka...
by admin | Sep 8, 2016 | News
Boosaaso:-Waxa maanta ka soo degay dekada weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari dufcadii qalabii 2aad ee lagu dhisi lahaa wadadda isku xirta Ceel daahir iyo Ceerigaabo oo ah wado aad muhiim u ah. Goobta qalabkaan lagu soo bandhigay ayaa waxaa goob joog ka...
by admin | Sep 4, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasadda Alminhaaj ee Dacwadda iyo Horumarinta ayaa raashin u qaybisay qoysas danyar ah oo ay saamaysay jiilaalka ka jira deegaanadaas , waxaana qoysasku ay gaaraan ilaa iyo 700 oo qoys . 400 oo kaamida qoysaskaas ayaa loogu qaybiyay barxadda wayn ee hoolka...