by admin | Aug 20, 2016 | News
Waxaa laga dareemayaa Magaalada Godobjiraan oo katirsan Gobolka Nugaal hour kac baaxad Dhanka barashada Cilmiga shareecada islaamka waxaana looga bartaa Habka Xalaqaaadka kaas oo ardayga kadhigi karta Waqti dhow in uu noqdo Culimo maadaama uu haysto Fursado aad u...
by admin | Aug 17, 2016 | News
Maamulaha Machadka Al-Furqaan Gobolka Sool Sheekh Yuusuf Haybe ayaa maanta ku dhawaaqay Qalin jabiye yaasha sanadkan ka baxaday Macahadka Al-furqaan Laascaanood. Waxaana sanadkan ka qalin jabiyey arday gaadhaysa 278 arday tirada wiilasha ayaa ah 178 halka gabdhuhu ay...
by admin | Aug 17, 2016 | News
Safarkan oo Qaatay In Ka Badan Asbuuc Ayey Mu’asasada ugu Kuurgalaysay Xaaladaha Dacwadeed, iyo nolol ee ka Jira Magaalooyinka ka Durugsan laamiga iyo Kuwa Wada Laamiga dhaca . Safar Dacwadeedkan oo ay mu’asasadu mudo diyaarinaysay in uu qabsoomo ayaa...
by admin | Aug 13, 2016 | News
Boosaaso:-Masjidka rowda ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay kulan diini ah oo ay culimadu uga wacyi gelinayeen heesaha iy wax shareecadeenu ay ka qabto. Culimada ayaa waxaa bulshada ku dhaqan guud ahaan soomaliya gaar ahaan deegaanada Puntland ay uga digeen...
by admin | Aug 10, 2016 | News
Hay’adda Ixsaan ayaa siminaar ku saabsaan caqiidada ka bilowday masaajidka abuu bakar ee xaafadda Islii. Hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa soo agaasintay siminaar lagu baraanayo caqiiqada, waxaana duruusta siminaarka bixinaya Sh. Maxamed Cabdi Umal. Sh....
by admin | Aug 7, 2016 | News, Waxqabad
Garoowe:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe ayaa si adag uga digay bandhig faneed la doonayo in lagu qabto magaalada Garoowe arrintaas oo horboodayaan fanaaniin Qurbo joog ah oo dibada laga keenay kuwaas oo lagu...